Daawo Sawirada: Masuuliyiin Turki ah oo la geeyay Deegaanka Goobweyn

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ay wehliyaan masuuliyiin ka socota Dowlada Turkiga ayaa booqday Deegaanka Goobweyn ee kuyaala duleedka magaalada Kismaayo. Masuuliyiinta dowlada Turkiga ka socda ee booqday deegaanka Goobweyn waxaa kamid ahaa Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bakar, Xog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga Mudane Hayrettin Gungor iyo Masuliyiin … Continue reading Daawo Sawirada: Masuuliyiin Turki ah oo la geeyay Deegaanka Goobweyn